2026-05-07 14:06:08
Official Updates
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa hoygiisa Magaalada Hargaysa ku qaabilay Suldaan Abiibakar Cilmi...
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa hoygiisa Magaalada Hargaysa ku qaabilay Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar oo shalay dalka ku- soo guryo-noqday. ...