Back to all information
Official Updates
View original post
Back to all information
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, Cabdale Maxamed Carab, ayaa maanta gudoomiyay shirkii Amniga ee Gobolka Awdal oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Awdal ee Borama
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, Cabdale Maxamed Carab, ayaa maanta gudoomiyay shirkii Amniga ee Gobolka Awdal oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Awdal ee Borama. Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa ka warbixiyay xaalada Guud ee Gobolka Awdal. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mudane Cabdale Maxamed Carab, ayaa si wayn u amaanay Masuuliyiinta Gobolka Awdal sida fiican ee ay u wada shaqeeyaan, waxanu wasiirku ku booriyay Masuuliyiinta Go...bolka Awdal in ay halkaasi ka sii wadaan sida hufan ee ay bulshada ugu adeegayaan. Shirka Amniga ee Gobolka Awdal waxa ka soo qayb galay Taliyayaasha Ciidamada Amniga ee ka gawl gala Gobolka Awdal iyo qaar ka mid ahal isu-duwayaasha Wasaaradaha Gobolka Awdal......