Back to all information
Official Updates

Guddoomiyaha Gobolka Awdal, Mudane C/Rashiid Xasan Mataan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Guddida Amniga ee Gobolka Awdal. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal 2026-01-26 08:35:03

Guddoomiyaha Gobolka Awdal, Mudane C/Rashiid Xasan Mataan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Guddida Amniga ee Gobolka Awdal. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga guud ee gobolka iyo xoojinta wada shaqaynta hay’adaha amniga, si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida Gobolka Awdal. Intii uu kulankani Socday Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Warbixinooyin kala duwan ka dhagaystay Masuuliyiinta lamaha Amniga Ee Gobolka Awdal....... Xafiiska Warbaahinta Ee Xarunta Gobolka Awdal

View original post Back to all information