Back to all information
Official Updates
View original post
Back to all information
Badhasaabka Gobolka Awdal, Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan, oo maalmihii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay Gobolka Togdheer, ayaa booqasho ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta ee...
Badhasaabka Gobolka Awdal, Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan, oo maalmihii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay Gobolka Togdheer, ayaa booqasho ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco. Badhasaabka ayaa halkaas waxa ku soo dhaweeyey Maamulaha Dugsiga, isaga oo kormeer gaaban ku soo maray qaybaha kala duwan ee dugsiga iyo fasallada waxbarashada. Sidoo kale, Badhasaabka ayaa xusay inuu hore uga mid ahaa ardaydii wax ku baratay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco, taas oo booqashadan ka dhigtay mid xambaarsan xusuus iyo qiime gaar ah.....