Back to all information
Official Updates

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/rahiid Xasan Mataan iyo Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Dr. Xasan Muuse Khaliif JSL Ayaa Saaka Daah furay tababar saddex maalmood ah oo ku...

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal Date unavailable from source

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/rahiid Xasan Mataan iyo Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Dr. Xasan Muuse Khaliif JSL Ayaa Saaka Daah furay tababar saddex maalmood ah oo ku saabsan Heerarka Caalamiga ah ee Xisaabaadka Waaxda Dawladda (IPSAS), gaar ahaan habka Cash Basis (Lacag Caddaan ku Salaysan)....

View original post Back to all information