Back to all information
Official Updates

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo shir gudoominaayey Shirka gudid nabadgelyadda ee gobolka Awdal ayaa warbixin ka dhagaystay saraakiisha laama amniga ee Gobolka...

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal 2026-01-24 09:37:44

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo shir gudoominaayey Shirka gudid nabadgelyadda ee gobolka Awdal ayaa warbixin ka dhagaystay saraakiisha laama amniga ee Gobolka Awdal.kulankani ayaa saaka ka qabsoomay Xafiiska Taliyaha Qaybta Ee gobolka Awdal.

View original post Back to all information